Xisbiga Himilo Qaran oo War culus kasoo saaray Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London

0
153

Waxaa isa-soo taraya Xisbiyada dalka ka jira ee kasoo horjeestay shirka ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka kaas oo Maanta oo ku beegan 7 February ka furmaya Magalada London ee dalka Ingiriiska. Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif  Sheekh Axmed ayaa Bayaan ay soo saareen waxa ay dowladda ka dalbadeen […]




SOURCE: Xisbiga Himilo Qaran oo War culus kasoo saaray Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.