Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo dhaliillo usoo jeediyey xukuumadda Somaliland

0
21

Khamiis, November, 08, 2018 (HOL)–Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Khaddar Xuseen Cabdi ayaa ku dhaliilay wax ka qabasho la’aanta dagaal beeloodyada soo noqnoqda oo uu ku tilmaamay masiibo qaran.




SOURCE: Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo dhaliillo usoo jeediyey xukuumadda Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.