Xisbiga UCID oo dhaliilay waxqabad la’aanta xukuumadda Somaliland

0
4

Axad, December 15, 2019 (HOL )– Xoghayihii hore ee warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa ku dhaliilay xukuumadda inay waxqabadkeedii sanadka ku darsatay inay la kulantay gudoomiyeyaasha warbaahinta madaxa banaan, halka sanadkii hore ku darsatay inay la kulantay xisbiyada mucaaradka ah.




SOURCE: Xisbiga UCID oo dhaliilay waxqabad la’aanta xukuumadda Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.