Xisbiga uu hogaamiyo Xasan Sheekh oo laga joojiyay Siminaar uu qaban lahaa

0
379

Ilo wareedyo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa xaqiijiyay maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya in ay ka hor istaageen Xisbiga Miduwga Nabadda iyo Hormarka ee uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  Siminaar  ay ku qabsan lahaayeen mid ka mid ah hoteelada ku yaalla Baydhabo. Siminaarkaan ayaa dhici lahaa gelinka dambe […]




SOURCE: Xisbiga uu hogaamiyo Xasan Sheekh oo laga joojiyay Siminaar uu qaban lahaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.