Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray Wadahadalkii dhex maray Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

0
85

Kadib kulankii dhex maray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya loogana hadlay khilaafka labada adal ayaa waxaa isi soo taraya walaaca xisbiyada Siyaasadda iyo siyaasiyiinta ay ka muujinayaan noxorka wadahadalkaas oo ay sheegeen in aysan dowladdu cadayn wixii sida dhabta ahaa looga hadlay. Warbaahinta Kenya iyo Itoobiya ayaa werisay in dhinacyadu ay ka hadleen muranka dhinaca badda […]




SOURCE: Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray Wadahadalkii dhex maray Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.