Xisbiyadda mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland oo qodobo ay ku heshiiyeen soo saaray

0
48

Isniin, December, 17, 2018 (HOL)-Xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ayaa xalay isku afgartay wakhtiga doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanku dhici doonaan oo wakhtigii hore loo qorsheeyey dib u dhac ku yimid.




SOURCE: Xisbiyadda mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland oo qodobo ay ku heshiiyeen soo saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.