Xog: Dalsan oo heshay qaabka Shirkadaha diyaaradaha loogu qeybiyey tirada xujeyda sanadkan

0
65

Warbaahinta Dalsan ayaa heshay xog rasmi ah oo ku saabsan qaabka Diyaaradaha ka howlgalla dalka Sanadkaan loogu qeybiyey tirade Xujeyda,waxana lagu soo kordhiyey Saddex Diyaaradood. Xilligii hore waxaa kaliya ka Shaqeyn jiray duulimaadayda dhinaca xajka,kuwaas oo kala ah Juba Airways iyo Daallo Airlines balse haatan lagu soo kordhiyey Sadddex kale oo kala ah Freedom Airlines, […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xog: Dalsan oo heshay qaabka Shirkadaha diyaaradaha loogu qeybiyey tirada xujeyda sanadkan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.