XOG:-Madaxweyne Waare oo qorsheynaya Isku-Shaandheyn Golihiisa Wasiirada

0
300

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu maalmaha soo socdo uu qorsheynayo Isku-Shaandeyn uu ku sameynayo Golihiisa Wasiirada. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa socday olole ka dhan ah oo ay wadaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,kuwaas oo dhaliilsan Madaxweyne Waare qaarkoodna […]




SOURCE: XOG:-Madaxweyne Waare oo qorsheynaya Isku-Shaandheyn Golihiisa Wasiirada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.