Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax waxa uu ka mid yahay Saraakiisha Jabhada ONLF waxaana mudo hal Sano ku dhawad ah uu ku xirnaa Xabsi ku yaalla dalka Itoobiya kadib markii dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay. Saacadihii la soo dhaafay ayaa hadal heynta waxa ay aheyd siideynta Qalbi-Dhagax oo ka ka mid ahaa Saraaksiiha Jabhaa ONLF […]
READ MORE FROM THE SOURCE: XOG: Qalbidhagax oo ku wajahan Kenya ka dib siideyntiisii