Xoghayaha Difaaca UK Gavin Williamson oo la sheegay in uu baajiyay booqasho uu Muqdisho ku iman lahaa

0
45

Sabti, Janaayo, 12, 2018 (HOL) – Xoghayaha Difaaca dalka UK Gavin Williamson ayaa lagu waramayaa in uu baajiyay safar uu ku iman lahaa magaalada Muqdisho iyo kulan lagu waday in uu la qaato madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sida lagu daabacay Wargeyska Independent ee ka soo baxay dalka Britain.




SOURCE: Xoghayaha Difaaca UK Gavin Williamson oo la sheegay in uu baajiyay booqasho uu Muqdisho ku iman lahaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.