Xoghayaha Guud ee QM iyo Ra’isul-wasaraaha Ethiopia oo Kulan ka yeeshay Xaalladda Somalia iyo Heshiiskii Eritrea

0
244

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres oo shalay booqasho ku tegay dalka Ethiopia, waxa u uxalay Kulan la qaatay Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed Ali oo ay ka wada hadleen Xaalladaha dalalka Somalia, South Sudan iyo Horumaradii ugu dambeeyey ee Heshiiskii ay Ethiopia iyo Eritrea ka gaareen colaadihii u dhexeeyey. Antonio Guterres waxa uu soo dhaweeyey Heshiiskii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xoghayaha Guud ee QM iyo Ra’isul-wasaraaha Ethiopia oo Kulan ka yeeshay Xaalladda Somalia iyo Heshiiskii Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.