Xoghayaha Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Maalintii labaad xiran

0
422

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maalintii labaad uu halkaa ku xiran yahay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah xoghayihii xafiiska ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Hay’adaha ammaanka ee Somaliland wax war ah kama aysan soo saarin xariga mas’uulkan, hase yeeshee warar xog ogaal ah ayaa waxa ay  sheegayaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xoghayaha Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Maalintii labaad xiran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.