Xoghayihii arrimaha gudaha ee xisbiga UCID oo xabsiga loo taxaabay

0
31

Jimco, December 27, 2019 (HOL )–Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Ramaax ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyey gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland.




SOURCE: Xoghayihii arrimaha gudaha ee xisbiga UCID oo xabsiga loo taxaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.