Xogheyaha Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Hargeysa lagu xiray

0
288

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Magalada Hargeysa lagu xiray Xogheyaha Xafiiska Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya. Cabdiqani Yaasiin Maxamed ayaa xalay waxaa Magalada Hargeysa ku xiray Ciidamada Soomaaliland,isaga oo ka tegay Magalada Muqdisho maadaama uu Xoghaye u ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) In […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xogheyaha Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Hargeysa lagu xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.