Xubna ka socda ONLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya oo Kulmaya

0
290

Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay  waxa ay gaareen  magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyey. Wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare oo ka tirsan Jabhadaas. Maanta ayaa waxaa la filayaa in Magalada Adis […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xubna ka socda ONLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya oo Kulmaya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.