Xubno cusub oo loo dhaarinayo Aqalka Congress- ka Mareykanka

0
229

Khamiis, Janaayo, 03, 2019 (HOL)- Maanta ayaa lagu wadaa in si rasmi ah xilka loogu dhaariyo Ilhan Cumar oo ah Gabar Soomaaliyeed oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Koongaraaska ee dalka Mareykanka.




SOURCE: Xubno cusub oo loo dhaarinayo Aqalka Congress- ka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.