Xubno laga saaray xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
278

Isniin, August, 20, 2018 (HOL) -Kaddib kulan maalmihii ugu danbeeyayba uga soconayay magaalada Addis Ababa xubnaha ugu sareeya xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa leysku afgartay in ka mid ahaanshaha xisbiga laga saaro saddex xubnood oo ku ku eedeysan in ay ka danbeeyeen rabshadii ka dhacay magaalooyinka waaweyn ismaamulka Soomaalida.




READ MORE FROM THE SOURCE: Xubno laga saaray xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.