Xukuumadda Cusub ee DDSI oo ka hadashay Dagaalka Soomaalida iyo Oromada

0
91

Xukuumadda cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in ay qorshaha koobaad u qaateen wax u qabashada dadka Soomaalida ah ee ku soo barakacay colaadaha qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya. Xeryaha qaxootiga ee Qolaji oo kali ah waxa ku nool dad kor u dhaafaya toban kun oo Soomaali ah oo colaadahu soo baro […]




SOURCE: Xukuumadda Cusub ee DDSI oo ka hadashay Dagaalka Soomaalida iyo Oromada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.