Xukuumadda Cusub ee DDSI oo la horgeynayo Baarlamaanka

0
64

Shalay oo Sabti aheyd ayaa Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa uu Guddiga fulinta u gudbiyey Golihiisa Wasiirada Cusub oo uu soo Magacaabey. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar uu Baarlamaanka horgeeyo Golaha si ay u ansixiyaan ama ay u diidaan. Golaha Wasiirada Cusub ee DDSI ayaa waxa ay […]




SOURCE: Xukuumadda Cusub ee DDSI oo la horgeynayo Baarlamaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.