Xukuumadda Soomaaliya oo $220,000 ku taageertay dib u dhiska garoonka cayaaraha ee waqooyiga Gaalkacyo

0
39

Jimco, July, 12, 2019 (HOL)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wareejisay guddiga dib u dhiska garoonka cayaaraha Cawaale ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo dhaqaalo ka qeybqaadanaya dhammeystirka garoonka, sida laga soo xigtay xubno guddiga ka mid ah.




SOURCE: Xukuumadda Soomaaliya oo 0,000 ku taageertay dib u dhiska garoonka cayaaraha ee waqooyiga Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.