Xukuumadda Soomaaliya oo la wareegeysa dhammaan Isbitaalladii Guud ee Dalka

0
130

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Marwo, Fowziya Abiikar Nuur , ayaa sheegtay inay Wasaaraddu ka go’an tahay inay Gacanta ku qabato dhammaan Isbitaalladii uu Dalku lahaa. Wasiiradda, oo ku guda jirtay kormeer ay ku tagtay Isbitaalka Keysaneey ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan qaybta lagu daweeya Haweenka isku furanka ku dhaco ee (Fistula Department) ayaa ammaan ballaaran […]




SOURCE: Xukuumadda Soomaaliya oo la wareegeysa dhammaan Isbitaalladii Guud ee Dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.