Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in la dardar-galinayo wada hadallada Somaliland

0
285

Jimco, November, 30, 2018 (HOL)–Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in si loo ilaaliyo midnimada umadda Soomaaliya muhiim tahay dardragalinta wada hadalladii lala lahaa Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya inteeda kale ka go’day 1991kii.




SOURCE: Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in la dardar-galinayo wada hadallada Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.