Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 1-0 ku garaacay dhiggooda Burundi

0
185

Jimco,December, 13, 2019 (HOL)-Xulka Qaranka ee Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa 1-0 ah ku garaacay dhiggooda dalka Burundi, kaddib markii ay maanta oo Jimco ah isku arkeen ciyaar qeyb ka ahayd tartanka bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA.




SOURCE: Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 1-0 ku garaacay dhiggooda Burundi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.