XULKA URUGUAY OO FASHIL DHEX JOOGA KA HOR KULANKOODA PORTUGAL.

0
154

Kadib kulamadii Isniintii waxa aynu haatan ognahay in Uruguay ay la ciyaari doonto xulka Portugal wareega 16-ka ee koobka adduunka Russia 2018.
Kulankaas ayaa la ciyaari doonaa sabtida iyada oo lagu ciyaari doono garoonka Olimpiyskiy Stadion Fisht ee ku yaala magaalada Sochi.
Salaasadii wargayska ugu afka dheer dalka Uruguay ee Ovacion soo saaray war wadanaha gooyay xulka qaranka iyo waliba taageerayaasha xulka.
Waxa si Rasmi ah loo xaqiijiyay in daafaca dhexe ee kooxda Atletico Madrid ee Jose Maria Gimenez in uu seegi doono kulanka Portugal.
Wargayska ayaa intaas ku daray in kulanka Portugal uu yahay bilowga laakiin xiddigu uu seegi karo in ka badan intaas.
WARSAW, POLAND – NOVEMBER 10: (L-R) Edison Cavani and Mauricio Lemos and Jose Mario Gimenez and Edison Cavani and Matias Vecino and Gaston Silva (low row) Guillermon Verela and Nahitan Nandez and Giorgian De Arrascaeta and Rodrigo Bentancur and Gaston Pereiro all from Uruguay pose to the team photo while Poland v Uruguay International Friendly soccer match at National Stadium on November 10, 2017 in Warsaw, Poland. (Photo by Adam Nurkiewicz/Getty Images)
Waxa jirta baqdin laga qabo in uu xiddiga reer Uruguay go,ay muruqa lugta midig taas oo la macno ah in rajada xiddiga ee koobka adduunku dhamaatay.




READ MORE FROM THE SOURCE: XULKA URUGUAY OO FASHIL DHEX JOOGA KA HOR KULANKOODA PORTUGAL.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.