Xulkee sameeyay Shaxda ugu fiican 8 dhamaadka Koobka Aduunka?

0
295

Waxa la soo gaba-gabeeyay wareegii 8 dhamaadka tartanka koobka aduunka kaas oo la daawaday kulamo xiiso leh waxan 4 xul u suurtagashay in ay u gudbaan wareega semi-finalka koobka adduunka kuwaas oo kala ah xulalka France,Belguim,England iyo Crostia iyada oo tartanka laga reebay xulalka Russia,Brazil,Uruguay iyo Colombia.
Shabaka whoscored ayaa soo saartay shaxdii ugu fiicnayd ee wareega 8 dhamaadka koobka aduunka Russia 2018 oo ay xulalka England,France iyo Belguim xiddigaha ugu badan ku leeyihiin.

Xulka England ayaa shaxda ku leh 3 xiddig halka xulka France ku leeyahay si la mid ah 3 xiddig iyo Xulka Belguim oo ku leh 3 xiddig.
Xulalka Brazil iyo Croatia ayaa kaliya min hal xiddig ku yeeshay shaxda labadaas xiddig oo kala ah Luka Mdric oo khadka dhexe ah iyo Marcelo oo daaafaca ah.




READ MORE FROM THE SOURCE: Xulkee sameeyay Shaxda ugu fiican 8 dhamaadka Koobka Aduunka?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.