YAA LOO DOORAN DOONAA TABABAARAHA UGU WANAAGSAN PREMIER LEAGE.

0
148

Liiska Tabebareyaasha u tar tami doona mid ugu wanaagsan Horyaalka premier Leage ee Dhawaan lasoo gaba gabeeyay ayaa lasoo saaray waxaana lamabarka 1aad kasoo muuqday macalin Pep Guardiola Biladaan ayaa waxaa bixiya Urur lagu magacaabo LMA.

Pep Guardiola ayaa waxaa kooxdiisa Mancity waxaa uu ku hogaamiyay hanashada Horyaalka waxaana ay soo bandhigeen Bandhig Cajiib ah.

Kaalinta labaad ee liiskaan ayaa waxaa lagu arkay macalin Jurgen Klopp oo ah Macalinka kooxda Liverpool kaa oo isna kooxdiisa ku hogaamiyay in ay soo gasho kaalinta 4aad  ee kala horaynta Horyaalka  halka sidookale waxaa uu kooxdiisa geeyay Finalka Champions Leage.

Kaalinta 3aad ee liiskaan  waxaa isna lagu arkay macalinka kooxda Burnley Sean Dyche.

Dhankale liiskaan ayaa waxaa ku jira Tababaraha Wolves Nuno Sprito Santo halka tartanka 6da Tababare dhexmaraya uu ku jiro Macalinka kooxda Cardif Neil Warnock.

John Coleman ayaa sidoo kale kooxdiisa ku hogaamiyay Horyaalka leage 2 in uu kooxdiisa ku hogaamiyay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.