Yuhuudda oo duqeysay Caasimadda dalka Syria ee Dimishiq.

0
193

Warbahainta Dowladda Syria ayaa sheegtay in Waaberigii hore ee sakaayto ay Yuhuudda 2 gantaal ku dhufteen meel ku dhow Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Dimishiq. Warbaahinta faahfaahin dheeraad ah kama bixin khasaaraha ka dhashay Duqeyntaasi iyo goobta rasmiga ee  lala beegsaday. Dhinaca kale, Madaxa Kooxda La-socodka Arrimaha Syria, Raami C/raxmaan ayaa sheegay in duqeyntaasi lala […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Yuhuudda oo duqeysay Caasimadda dalka Syria ee Dimishiq.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.