Yuhuudda oo duqeysay fariisimo Milliteri oo ku yaalla Suurya

0
433

Diyaarad laga leeyahay Yuhuudda ayaa la sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen  Fariisimo Ciiddan oo ku yaalla meel ku dhow Tuulladda Xader ee Gobalka Quweytra. Wakaalladda Wararka Syria  ee SANA ayaa sheegtay inay iska waabiyeen Duqeyntaasi, inkastoo ay  waxyeello soo gaartay  qalab yaallay Xaruumahaasi. Dhinaca kale, Milliteriga Yuhuudda kama hadlin duqeynta ay saakayto ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Yuhuudda oo duqeysay fariisimo Milliteri oo ku yaalla Suurya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.