Yuusuf Dabageed: Hiiraan dhawaan howlgalo ayaa ka bilaaban doona

0
472

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed iyo xubno kale ayaa kormeer waxa ay ku tegeen tuulooyinka hoos yimaada magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Tuulooyinka ay kormeereen mas’uuliyiinta ayaa waxaa kamid ah Ceel Gaal, Bacaad, Jawiil iyo kuwo kale, sida uu warbaahinta qaranka u sheegay colonel Isxaaq Cali Cabdulle, taliyaha qeybta booliiska […]




SOURCE: Yuusuf Dabageed: Hiiraan dhawaan howlgalo ayaa ka bilaaban doona

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.