Askari dilay Bajaajle oo Maxkamadda Ciidamada kasoo muuqday

0
526

Akariga Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ka soo muuqday ayaa ka tirsanaa Ciidamada Booliska Magalada Baladweyne waxaana uu 27-kii bishii 8aad ee sanadkan uu dilay Alle ha u naxariistee Marxuum Yaasiin Cali saneey oo ahaa wada Mooto Bajaaj. Dhimashada Yaasiin Cali Saneey ayaa sababtay isku-dhacyo u abaabulnaa qaab qabiil taas oo sii murjisay xaalada waxayna dhalisay […]




SOURCE: Askari dilay Bajaajle oo Maxkamadda Ciidamada kasoo muuqday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.