Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay mid kamid ah Ragga dilalka ka geysta Muqdisho

0
397

Ciidamada Nabadsugidda Somalia ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Ciidamada NISA ayaa howlgalka ka fuliyay xaafad batilmaameed ahayd waxayna kusoo qabteen shaqsi la sheegay inuu qeyb ka ahaa kooxaha dilalka ka geysta magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo lasoo dhigay barta Twitter-ka hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay mid kamid ah Ragga dilalka ka geysta Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.