Col. Gabre oo la xiray iyo Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay

0
353

Waxaa Xabsiga loo taxaabay Colonel Gebregziabher Alemseged oo dadka Soomaaliyeed u yaqaanaan Colenel Gabre,kaas oo ahaa taliyihii Ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya. Colenel Gabre  ayaa waxaa loo heystaa dambiyo la xiriira ku xad gudub xuquuqda aadanaha ee gobolka ay Soomalidu degto ee dalka Itoobiya oo uu qeyb ka ahaa,iyo si lamid ah banaanbaxyadii dhimashada sababay […]




SOURCE: Col. Gabre oo la xiray iyo Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.