Dagaal ciidamada dowladda ku dhaxmaray magaalada Muqdisho

0
241

Talaado, December, 18, 2018 (HOL)-Dagaalkan oo dhaxmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay Isgoyska Tarbuunka ee magaalada Muqdisho sida ay Hiiraan Online u sheegeen dad ku sugnaa Agagaarka halka uu iska horimaadku ka dhacay.




SOURCE: Dagaal ciidamada dowladda ku dhaxmaray magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.