DEG DEG:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shaqada ka joojiyay Wasiir ku lug yeeshay dhaqida Dollar been ahuur ah

0
411

Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Shaqada ka joojiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye Shaakuud. Wasiir ku xigeenka oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa sababta Shaqada looga joojiyay lagu sheegay kadib soo jeedin ka timid Xeer Ilaaliyaha Qaranka Mudane Axmed Cali […]




SOURCE: DEG DEG:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shaqada ka joojiyay Wasiir ku lug yeeshay dhaqida Dollar been ahuur ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.