Dhageyso:-Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Turkiga oo deeq u qaybiyay dadka qaba Baahiyaha gaarka ah+Sawirro

0
321

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Safiirka Dawladda Turkiga Danjire Olgan Bekar ayaa deeq isugu jirta kuraas, biraha lagu socdo iyo ulaha indhoolayaasha u qeybiyey qaar kamid ah bulshada qabta baahiyaha gaarka ah. Deeqdan oo ay soo dhiibtay hay’adda IgEL oo ah hay’ad ay leeyihiin muwaadiniin Turkish ah oo […]




SOURCE: Dhageyso:-Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Turkiga oo deeq u qaybiyay dadka qaba Baahiyaha gaarka ah+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.