Guddidii loo magacaabay ka soo tallobixinta mudada la kordhinayo oo la kulmay saddexda xisbi ee Somaliland

0
342

Arbaco, Janaayo, 16, 2019 (HOL)- Guddidii Guurtidda ee loo xilsaaray inay ka soo taliyaan muddo kordhinta loo samaynayo golaha Wakiilada ayaa maanta la kulmay saddexda xisbi qaran, kuwaas oo wax ka waydiiyey siday u arkaan mudadda la kordhin karo.




SOURCE: Guddidii loo magacaabay ka soo tallobixinta mudada la kordhinayo oo la kulmay saddexda xisbi ee Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.