Guddoomiyaha Baarlamaanka oo siweyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

0
268

Sabti, December, 01, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursale Sheekh C/raxmaan ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib safar uu muddooyinkan ugu maqnaa dalka Turkiga.




SOURCE: Guddoomiyaha Baarlamaanka oo siweyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.