Maamul Goboleedyada oo xiriirkii u jaray Wasaaradda Kaluumeysiga Dowladda Federaalka

0
561

Muqdosho (Caasimadda Online) – Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada dalka xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa joojiyay xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda Federaalka, iyagoo caddeeyay inaysan oqoonsan doonin heshiisyada ay gasho.
War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasaaradaha Kaluumaysiga shanta maamul Goboleed ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa lagu sheegay in afar shuruud oo ay Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada ku xireen wadashaqeynta labada dhinac.
Waxay ku sheegeen in baahi loo qabo ilaalinta iyo ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda Somaliya iyo in la helo Siyaasad mideysan ee sahli karta in laga faa’iideysto Kheyraadka Badda Somaliya ,





READ MORE FROM THE SOURCE: Maamul Goboleedyada oo xiriirkii u jaray Wasaaradda Kaluumeysiga Dowladda Federaalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.