Madaxweynaha JFS oo shir guddoominaya shirka Golaha Wasiirrada

0
258

Khamiis,, October, 18, 2018 (HOL)- Madaxweynaha dowladda Soomaali Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir guddoominayay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya, waxaana ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ka jeediyay Khudbad uu kaga hadlayay xaaladda Soomaaliya.




SOURCE: Madaxweynaha JFS oo shir guddoominaya shirka Golaha Wasiirrada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.