Maxamed Xaashi Carabey”Waa Sharcidarro xilkana leygama qaadin

0
445

Baarlamaanka Galmudug qeybta fadhigiisu yahay Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay in ay xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabey). Waxay sheegeen in 142 xildhibaan ay soo xaadireen fadhiga Maanta 140 ka mid ah ay kaloonida kala noqotay, midna uu uu diiday, midna uu ka aamusay”. Arrintan ayaa salka ku haysa khilaafka ka […]




SOURCE: Maxamed Xaashi Carabey”Waa Sharcidarro xilkana leygama qaadin

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.