Muwaadinniin u dhashay dalalka Mareykanka iyo Birtain oo ka mid noqday dadkii ku dhintay weerarkii Nairobi

0
237

Arbaco, Janaayo, 16, 2019 (HOL)- Waxaa isa soo taraya khasaaraha dhimasho ee weerarkii galinkii danbe ee maalintii shalay dabley ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen dhismayaal ku yaala 14 Riverside ee deegaanka Westland ee galbeedka magaalada Nairobi.




SOURCE: Muwaadinniin u dhashay dalalka Mareykanka iyo Birtain oo ka mid noqday dadkii ku dhintay weerarkii Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.