NISA oo shaacisay in gacanta lagu dhigay Xubin qaraxyada u qaabilsanaa Al-Shabaab

0
423

Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay shaaciyeen in howlgal Magalada Muqdisho Xaafad ka tirsan laga sameeyey lagu qabtay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab. Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay sida Barta twitter-ka Hay’adda lagu shaaciyey EX-koontorool habeenimadii xalay,isla markaana ay gacanta ku dhigeen Khabiir dhinaca qaraxyada u qaabilsanaa Al-Shabaab. Howgal saacada qaatay […]




SOURCE: NISA oo shaacisay in gacanta lagu dhigay Xubin qaraxyada u qaabilsanaa Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.