NISA oo shaacisay inay qabatay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
462

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ay gacanta ku  dhigeen Xubin ka tirsan Alshabaab oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka, sida uu sheegay Taliska NISA. Warkan ka soo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay […]




SOURCE: NISA oo shaacisay inay qabatay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.