Rag ku eedeysan qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho oo maxkamad la horkeenay

0
264

Khamiis, Maarso, 07, 2019 (HOL)- Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la horkeenay Rag loo heysto qaraxyadii dad ka badan ay ku dhinteen ee 22-12-2018 ka dhacay Tiyaatarka Qaranka iyo agagaarka Taalada Daljirka iyo weeraro dhowr ah oo ka dhacay magalada Muqdisho.




SOURCE: Rag ku eedeysan qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho oo maxkamad la horkeenay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.