RW Kheyre oo la kulmay Wasiirradda arrimaha dibadda Dalal Caalami ah

0
388

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula qaatay wasiirradda arrimaha dibadda Qatar, Turky, Kenya iyo Japan. Kulanka uu Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay wasiirrada ayaa looga wada hadlay xoojinta xariirka dalalkaas iyo Soomaaliya iyo ikaashiga dhinacyada badan ee ka dhexeeya. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka […]




SOURCE: RW Kheyre oo la kulmay Wasiirradda arrimaha dibadda Dalal Caalami ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.