Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu dilay Muqdisho

0
438

Barqanimadii Maanta ayaa rag hubeysan waxa ay Suuqa Bakaaraha Suuqa Khudaarta qeybta soo xigta dhanka degmada Hodan waxa ay ku dileyn sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa wuxuu ahaa laba Xidigle ka tirsan ciidamada Booliska Somaliya kaas oo lagu Magacaabi jirey Maxamed Axmed Maalin,iyada oo ay baxsadeen dableydii hubaysnayd ee dilkaasi […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu dilay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.