Sawirro:-Maxaa kasoo baxay kulan gaar ah ay yeesheen Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad Goboleedyada?

0
220

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowaddaha Xubnaha Ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku wada sugan Garoowe. Casha sharfata uu sameeyey Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan […]




SOURCE: Sawirro:-Maxaa kasoo baxay kulan gaar ah ay yeesheen Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad Goboleedyada?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.