Toogasho lagu dhaawacay Darawal Gaari

0
488

Milliteriga Israel ayaa sheegay in Dareewalkaasi  lagu dhawaacay  toogasho ka dhacday Deegaanka dadka Yuhuudda la dejiyey ee Bayt El oo dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda RAMALA  ee Daanta Galbeed ee dhulka Reer Falastiin. Afhayeen u hadlay Hay’adda Gurmadka Degdegga ee Israel ayaa sheegay inuu Dareewalku soo gaaray dhaawac fudud, balse  uu Baskii uu waday uu […]




SOURCE: Toogasho lagu dhaawacay Darawal Gaari

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.