Toos:-Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Puntland

0
258

Waxaa Goordhow Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland si toos ah uga bilaabatay Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Goobta ay ka dhaceyso Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku sugan Madax kala duwa sida Madaxda maamul Goboleedyada dalka,Siyaasiyiin,Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya,xubno ka socda Beesha Calaalamka, Marti sharaf,Xildhibaano ka tirsan  labada Gole ee Baarlamaanka,Wasiiro […]




SOURCE: Toos:-Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.