Trump iyo Saraakiishii hore ee Sirdoonka

0
341

Khamiis, August, 16, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka John Brennan ka xayuubiyey rukhsaddii uu waxyaabaha sirta ah ku daalacan karay. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in John Brennan uu kala qeybin iyo fowdo ka dhex abuurayey maamulkiisa.




READ MORE FROM THE SOURCE: Trump iyo Saraakiishii hore ee Sirdoonka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.